Hormuud Foundation iyo Salaam Bank oo deeq gaarsiiyay isbitaalka Dhimirka Dr Xabeeb (Sawirro)

Madaxda hay’ada Hormuud Foundation iyo Salaam Bank ayaa ugu horeyn kormeer ku sameeyay qeybaha uu ka koobanyahay xarunta dhexe ee Dr Xabeeb halkaasi oo ay kula kulmeen dad aad ufara badan oo isugu jira rag iyo dumar laxanuunsanaya xanuunada dhimirka. Intaa kadib madaxa hay’ada hormuud foundation Cabdullahi Nuur Cismaan ayaa ku wareejiyay maamulka isbitaalka dhimirka … Continue reading Hormuud Foundation iyo Salaam Bank oo deeq gaarsiiyay isbitaalka Dhimirka Dr Xabeeb (Sawirro)